script src='//www.topcreativeformat.com/ Maxay Kawada Hadleen Murashax Abdirahman Cirro iyo Safiirka Dawladda Denmark
Type Here to Get Search Results !

Premier bank

Premier bank

Maxay Kawada Hadleen Murashax Abdirahman Cirro iyo Safiirka Dawladda Denmark

 


Waxa aan maanta kulan la qaatay Safiirka Dawladda Denmark Danjire Steen Sonne Andersen iyo Mudane Mathias Kjaer oo ah madaxa Xafiiska Dawladda Denmark ay ku leedahay Jamhuuriyadda Somaliland. 

Safiirka Denmark waxa aan si qoto dheer uga wada hadalnay guud ahaan xaaladda Somaliland ay ku sugan tahay iyo taageerada dawladda Denmark ay u fidiso Somaliland ee dhanka horumarka Sanduuqa Somaliland. 


Sida oo kale, waxa aan ka sheekeysannay taageeradooda dhanka hannaanka dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka, xaaladda gobolka Sool iyo mawqifka nabadgelyo ee aan ka taagannahay, iyo ugu dambeyn sii xoojinta wada-shaqeynta Dawladda Denmark iyo Jamhuuriyadda Somaliland.


Somali Global News 

Tags

Post a Comment

0 Comments